(Sawirro) Dowlada Chile oo dalab xasaasi ah u soo dirtay dhigeeda Soomaaliya

Ku Simaha Safiirka Safaaradda JFS ee Ethiopia ahna u qaybsanaha safaaradda Soomaaliya ee Midowga Africa iyo Hay’adda dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee UNECA mudane Shaafici Nuur Calas Faarax ayaa xarunta Safaaradda JFS ee Addis Ababa ku qaabilay xoghayaha joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Chile Ambassador Alex Wetzig iyo danjiraha Safaaradda Chile  ee dalka Ethiopia … Continue reading (Sawirro) Dowlada Chile oo dalab xasaasi ah u soo dirtay dhigeeda Soomaaliya